ABWAAN MAXAMED CALI KAARIYE-XARIGJIID Waxaa La Qabtay 02/05/1995

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 мар 2025
  • Abwaan Maxamed Cali Kaariye-Xarig Jiid
    Wuxuu Abwaanku Tiriyey 02/05/1995kii Oo Ahayd Markii Ugu Darnayd Ee Burburka Dalkeennu Ku Jirey Waxaa Cajiib Ah Sida Ummaddiisa Rajada U Geliyey Oo Ugu Qancinayo In Laysku Soo Noqonayo Oo Aysan Soomaalidu Meelna Kala Tegayn Meel Ay Joogtaba Intay Doontaba Ha Qaadatee Sidoo Kale Wuxuu Sheegayaa Sababta Oof Wareentay Midnabadii Labada Gobol Ee Ku Midoobay Jamhuuriyaddii Soomaaliya, Sidaa Si Lamid Ah Wuxuu Qeexayaa In Jabhadihii Hubaysnaa Ee Dalka Kala Wareegay Dawladdii Milaterigu Aysan Lahayn Hadaf Dowladno Oo Ujeedkoodu Uun Ahaa Inay Ku Raadinayaan Halganka Ay Ummadda U Sheegeen.

Комментарии • 9

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 Год назад +2

    Allaha u naxariisto maxamed cali kaariye.

  • @tripleabdinho2710
    @tripleabdinho2710 Год назад +1

    Aun abwaan maxamed ali kaariye❤

    • @YusufNuur-er7vn
      @YusufNuur-er7vn 10 месяцев назад

      Wllka Ninkaas hadalkisa sidee ayad yarakta?

  • @yaasirabdi6494
    @yaasirabdi6494 Год назад

    Haki soco tixdii Heeli dheer
    Heemisyaa haray"e AHUN abwaan kaariye🙏

  • @abwaangudgude4208
    @abwaangudgude4208 Год назад +1

    Alle ha u naxariisto

  • @abdieid1033
    @abdieid1033 Год назад +2

    Illhy unaxariso

  • @aadanabdi292
    @aadanabdi292 9 месяцев назад +1

    Aun abwaanka

  • @Ahmednuur11
    @Ahmednuur11 Год назад +3

    Waa geed hadhki duuni midiba waa heere wakhti halis ah waxa kugu xiga maalmo hooda lehe

  • @YusufNuur-er7vn
    @YusufNuur-er7vn 10 месяцев назад

    Allha ahaunahariiso